Video scenes shots:

Watch the video:
Other videos by this author:
![]() |
Shir jaraa'id Axmad Siciid Nuur Part 2 Oct 18,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 622 seconds Waxaa maanta gudaha caasimada maamul goboleedka Puntland ee Garowe shir jaraa'id ku qabtey Wasiirkii iska casilay Wasaarada kaluumaysiga iyo dekedaha Axmed Siciid Aw Nuur. Axmed Siciid Aw Nuur ayaa shirka jaraa'id ee uu maanta qabtay waxa uu kaga hadlay sababihii uu xilka isaga casilay iyo sababa uu isu sharaxey.RG Related: ethiopia, garowe, puntland, somalia |
![]() |
Khudbad C/lahi Yusuf ka akhriyey Barlamanka 29 August 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 434 seconds Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo hadal jeediyay xili ay xildhibaanadu buuqayeen, ayaa sheegay in heshiiska ay gaareen uu ahaa mid ay raali ka wada yihiin, ayna ku dhaqmayaan.RG Related: ababa, addis, ethiopia, puntland, somalia |
![]() |
BURCAD BADEED WARSAXAFDEED SOO SAARTEY 18 SEPT,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 223 seconds Afhayeen u hadlay kooxaha burcad badeeda Somaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in ay qaadi doonaan tallaabo cad oo ku wajahan Maraakiibta isticmaasha xeebaha Soomaaliya, kuwa ay gacanta ku hayaan iyo kuwa laga leeyahay dalka Faransiiska hadii aysan xukuumada Paris dib u soo celin maxaabiis ay ka qabqabatay xeebaha gobolka Bari.RADIO GAROWE Related: ethiopia, eyl, garowe, puntland, somalia |
![]() |
Afhayeen ka soo jeeda Sool oo eedyay DF & PL-March 17,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 355 seconds Odayaal dhaqmeedyo ka soo jeeda gobolada Sool iyo Cayn oo maalmahan shirar xasaasiya ku lahaa Garowe ayaa afhayeen u hadlay Idacaada Garowe u sheegey go'aan uu sheegey in ay gaareen. Shirarkani ayaa ku salaysnaa ayaaha gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaano sidii dib gacanta loogu soo celin lahaa. Related: cadde, ethiopia, nur, puntland, somalia, somaliland, sool |
![]() |
Nuur Cadde oo akhriyey heshiiskii Addis Ababa 29 August 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 626 seconds Xildhibaanada Baarlamanaka oo aad u qaylinayay ayuu aqriyay Ra'iisul wasaaruhu qodobada heshiiskaas isagoo sheegay inay ku heshiiyeen in maamulka Gobolka Baanadir la rido, laguna badalo maamul cusub oo lasoo dooranayo mudo 15-maalmood gudahood ah.Radio Garowe ayaa soo gudbiyey Related: baydhabo, cadde, ethiopia, nuur, puntland, somalia |
![]() |
La taliyaha Madaxweynaha oo Kismayo ka hadley 2 Sept 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 446 seconds Yusuf Azharo oo ah la taliyaha Madaxweynaha ayaa sheegey in DFKMG ah dib u qabasan doonto magaalada Kismayo isaga oo tilmaamey in dowlada marna xakumin mamaagalada. xigasho/BBC Related: ethiopia, kismayo, muqdisho, somalia |
![]() |
Qarax ka dhacey saldhiga Booliska Garowe 8 Sept,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 236 seconds Waxaa maanta[8 Sept, 2008] saacadu markii ay aheyd 11:30 subaxnimo ka dhacey xafiis ka tirsan [Obika] Saldhiga Booliska Garowe qarax aan sidaas u balaareyn balse dhaawac gaarsiiyey Taliyaha ciidanka Axmed Jaamac Cabdiraxmaan oo loo yaqaano Cagdheer.RG Related: ethiopia, mogadishu, puntland, somalia |
![]() |
Cadde oo shirkado ku warejinaya dakada Bosaso 12/08/2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 370 seconds Madaxweynaha Puntland Cadde Muse oo wareysi dheer siiyay VOA-da laanteeda Af-Soomaaliga ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin: amaanka, shirkado ay ku wareejiyeen garoomada iyo Dekedaha Puntland iyo weliba dhoofka xoolaha. Related: bosaso, ethiopia, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Madaxa Warfaafinta maamulka Kismayo [Wareysi] 6 Sept 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 266 seconds Kooxaha Islamiyiinta oo dhowaan gacanta ku dhigey magaalada Kismayo ayaa waxa ay ku dhawaaqeen maamulka degmada Kaasoo ka koobanaan doona Todobo xubnood oo isugu jira kooxaha Al-Shabaab iyo Maxaakiimta sida ilo lagu kalsoon yahay u sheegeen warsidaha Garowe Online.Wareysi BBC Related: ethiopia, kismayo, muqdisho, somalia |
![]() |
Khilaafka siyasdeed oo Somaliland oo kordhaya 12 August 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 420 seconds Sida aan la wada soconey waxaaa maalmahaan shirar uga socdeen mid kamid ah beelaha maamulka la magac baxay Somaliland degaanada Caynabo iyo Gar-adag tasoo warar soo baxaya tibaaxayaan in mid kamid ah beelaha daga Togdheer fikir ahaan isku khilaafeen.VOA/RG Related: ethiopia, puntland, riyaale, silaanyo, somalia, somalilan |
![]() |
Cadde Muse oo ka hadlay shidaalka June 15,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 613 seconds Madaxweyne Cadde Muse oo wareysi siiyey Idaacada BBC-da isaga oo ku sugan Jabuti ayaa sheegey in dhibaato dhinaca amniga ah ka taagan tahay Puntland. Cadde Muse ayaa sida uu horey u sheegey xusey in markii hore uu xoogga saarey dhaqaale raadis balse hadda u soo jeestey wax ka qabshada amniga.Xigasho.BBC Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Wareysi Afhayeenka Madaxweynaha : Posted by: GaroweOnline
Video duration: 532 seconds Xuseen Maxamad Maxamud "Xuub Sireed" oo wareysi la yeeshay Radio Garowe dhaartii Ra'isal Wasaraha cusub. Qaade: Cabdi Fatax Jamac Mire & Cilmi Boodhari Related: analysis, commentary, garoweonline, news, radiogarowe, somalinews |








![Madaxa Warfaafinta maamulka Kismayo [Wareysi] 6 Sept 2008 Madaxa Warfaafinta maamulka Kismayo [Wareysi] 6 Sept 2008](http://img.youtube.com/vi/EED3Uqs1JoE/2.jpg)



