Video scenes shots:

Watch the video:
Other videos by this author:
![]() |
Khudbad C/lahi Yusuf ka akhriyey Barlamanka 29 August 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 434 seconds Madaxweynaha Somalia C/llaahi Yuusuf Axmed oo hadal jeediyay xili ay xildhibaanadu buuqayeen, ayaa sheegay in heshiiska ay gaareen uu ahaa mid ay raali ka wada yihiin, ayna ku dhaqmayaan.RG Related: ababa, addis, ethiopia, puntland, somalia |
![]() |
Khudabad Madaxweyne C/lahi Yusuf jeediyey Part 1 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 605 seconds Khudbadaan uu madaxweynaha DFKMG, C/Laahi Yuusuf Axmed, Nov 20, 2007 ka jeediyey Xaruntiisa (Baydhabo) ayaa timid kadib Siminaar ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFKMG oo looga hadlaayey Qorshaha Mustaqbalka guud ee dalka iyo Qorsho hawleedka DFKMG ee sanadka 2008-da. Related: analysis, cabdulahi, commentary, political, somalia, yusuf |
![]() |
Afhayeen ka soo jeeda Sool oo eedyay DF & PL-March 17,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 355 seconds Odayaal dhaqmeedyo ka soo jeeda gobolada Sool iyo Cayn oo maalmahan shirar xasaasiya ku lahaa Garowe ayaa afhayeen u hadlay Idacaada Garowe u sheegey go'aan uu sheegey in ay gaareen. Shirarkani ayaa ku salaysnaa ayaaha gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaano sidii dib gacanta loogu soo celin lahaa. Related: cadde, ethiopia, nur, puntland, somalia, somaliland, sool |
![]() |
Wareysi Afhayeenka Madaxweynaha : Posted by: GaroweOnline
Video duration: 532 seconds Xuseen Maxamad Maxamud "Xuub Sireed" oo wareysi la yeeshay Radio Garowe dhaartii Ra'isal Wasaraha cusub. Qaade: Cabdi Fatax Jamac Mire & Cilmi Boodhari Related: analysis, commentary, garoweonline, news, radiogarowe, somalinews |
![]() |
Xasan Aadan Samatar June 27,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 332 seconds Xula Idaacada Radio Garowe Related: bosaso, dfkmg, garowe, puntland, somalia |
![]() |
Daahir Riyaale oo ka hadley PL & DF,Dec 25,2007-Part 1 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 606 seconds Madaxweynaha Somaliland oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey VOA ayaa diidey in mucaardo fargalinta Ethiopia ee Somalia-Radio Garowe ayaa idiin soo gudbiyey Partners with VOA Related: analysis, news, political, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Dood ku saabsan xukunka Cawale Jamac-Jan 24,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 440 seconds Kadib markii malaintii shaley Maxkamada Sare e Punland xarig 6 bilood ah ku xukuntey Cawaale Jaamac Salaad ayaa waxaa VOA dood dhexdhegtey la taliyaha Madaxweyanah Puntland iyo saxafi ka tirsan Idaacada Galkacayo.Radio Garowe Related: analysis, news, political, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Wasiirada Haweenka PL oo ka hadashay misaaniyada 5/09/2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 601 seconds Dhawaan ayaa gudiga dhaqaalaha ee golaha Baarlamaanka Puntland waxa ay saxaafadda u soo gudbiyeen qoraal ku saabsan miisaaniyadaha ay sannadkan isticmaaleen wasaaradaha Puntland. Qoraalkan oo ahaa mid wasaaradda maaliyadu u soo gudbisay gudi dhaqaalaha ee Baarlamaanka ay ku eedaysay wasaaradda haweenka &arimaha qoyska inay isticmaashay lacag ka badan miisaaniyadii loogu talagalay.RG Related: garowe, puntland, somalia |
![]() |
Nuur Cadde oo akhriyey heshiiskii Addis Ababa 29 August 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 626 seconds Xildhibaanada Baarlamanaka oo aad u qaylinayay ayuu aqriyay Ra'iisul wasaaruhu qodobada heshiiskaas isagoo sheegay inay ku heshiiyeen in maamulka Gobolka Baanadir la rido, laguna badalo maamul cusub oo lasoo dooranayo mudo 15-maalmood gudahood ah.Radio Garowe ayaa soo gudbiyey Related: baydhabo, cadde, ethiopia, nuur, puntland, somalia |
![]() |
Khudbad Cabdulahi Yusuf jeediyey Part2 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 583 seconds Khudbadaan uu madaxweynaha DFKMG, C/Laahi Yuusuf Axmed, Nov 20, 2007 ka jeediyey Xaruntiisa (Baydhabo) ayaa timid kadib Siminaar ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha DFKMG oo looga hadlaayey Qorshaha Mustaqbalka guud ee dalka iyo Qorsho hawleedka DFKMG ee sanadka 2008-da. Related: analysis, cabdulahi, commentary, dowlada, federalka, news, political, yusuf |
![]() |
Yusuf oo ka hadley dagaalada Kismayo 2 Sept 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 314 seconds Madaxweynaha DFKMG ah oo la hadley saxaafada ayaa sheegey in aan dowladiisa laga qabsan Kismayo. VOA/RG Related: ethiopia, kismayo, muqdisho, somalia |
![]() |
Afhayeen u hadlay Odayasha Tukaraq dagay-April 3,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 308 seconds Waxaa dhawaan taariikhdu markay ahayd 3 April tuulada Tuko-raq Teendho ka dhistay Issimo kasoo jeeda gobolka Sool kuwaasi oo sheegey in halkaasi ay u tageen aayaha gobolka ay ka soo jedaan sidii ay uga arinsan lahaayeen Issimadani Teendhada Tuko-raq ka dhistay ayaa gaaraya ilaa 8 Issim oo isugu jira Garaado, Suldaano, Ugaasyo iyo Caaqilo waxaana ay kala yihiin: Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Cadde oo shirkado ku warejinaya dakada Bosaso 12/08/2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 370 seconds Madaxweynaha Puntland Cadde Muse oo wareysi dheer siiyay VOA-da laanteeda Af-Soomaaliga ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin: amaanka, shirkado ay ku wareejiyeen garoomada iyo Dekedaha Puntland iyo weliba dhoofka xoolaha. Related: bosaso, ethiopia, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
La taliyaha Madaxweynaha oo Kismayo ka hadley 2 Sept 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 446 seconds Yusuf Azharo oo ah la taliyaha Madaxweynaha ayaa sheegey in DFKMG ah dib u qabasan doonto magaalada Kismayo isaga oo tilmaamey in dowlada marna xakumin mamaagalada. xigasho/BBC Related: ethiopia, kismayo, muqdisho, somalia |
![]() |
"Sheekh Shariif waa nin hagardaamo wada" Sept 29,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 596 seconds Sidaas waxaa yiri Yusuf Indhacde oo beeninaya in ciidamada Ethiopia Hiraan kaga baxeen heshiis kadib markii Jbauuti ku kulmeen dowlada iyo mucaaradka Asmara oo uu hogaamiyo Sheekh Sharrif. Related: ethiopia, garowe, muqdisho, somalia |
![]() |
Xildhibaano ka doodaya go'aankii Barlamanka 18 Sept 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 475 seconds Kaidb marki Barlamanka Somaia diidey Wasiisro is-casiley in ay dib ugu soo noqdaan xukuumada Nuur Cadde waxa kordhayey khilaafka siyasdeed.RG+VOA Related: baydhabo, ethiopia, kenya, muqdisho, somalia |
![]() |
Wareysi Garyaqanka Wariye Cawaale-Jan 9.2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 470 seconds Wariye Cawale ayaa la xirey kadib markii sair ka qaadey saxafi Farnsiis ah oo lagu afduubey Bosaso, maalintii shaley ayaa Maxkamad la keeney balse dib loo celiyey-Radio Garowe ayaa wax ka weydiiyey Garyaqanka Cawaale sababta. Related: analysis, news, political, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Wasiirka Gadiidka oo eedeeyay Madaxweynaha DF 5 August, 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 451 seconds Wasiirkaa ayaa sheegey in is-casilaada Wasiirada uu ka dambeeyay Madaxweynaha isla markaana uu diidan yahay dib-u-heshiisiinta. Related: baydhabo, dfkmg, ethiopia, mogadishu, somalia |
![]() |
Cabdraxman Farole oo u tartamaya Madaxweynaha PL 1 Aug 2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 557 seconds C/raxmaan Maxamed Farole oo ka tirsan aqoonyahanadii iyo waxgaradkii ka soo qeyb qaatay dhismaha maamulka Puntland oo ka hadlay sanadguuradii 10 ee lagu aas-saasey MGPL ayaa ka hadlay arimo badan. Related: ah, bosaso, dfkmg, garowe, puntland, somalia, somaliland |



















