San Diego RestaurantsVideos

Watching: Galkacayo video compilations

Caaqil Cabdi-Wahaab oo ka hadlay Galkacayo 14 Sept 2008 Caaqil Cabdi-Wahaab oo ka hadlay Galkacayo 14 Sept 2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 325 seconds
Global video hits: 647

Caqilku uu ka waramaya kulamo ay yeeshen waxgaradka gobolkaasi maalmihii u danbeeyey kulamadaasi ayaa intooda badani looga arinsanayay sidii lagu dhex dhexaadin lahaa beelaha wada dega Gaalkacyo Koonfurta iyo Woqooyiga Magaaladaas.

Related: ethiopia, galkacayo, kismayo, puntland, somalia

Xaflad maamulka Galkacayo xilka ku wareejiyey 20 Sept, 2008 Xaflad maamulka Galkacayo xilka ku wareejiyey 20 Sept, 2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 602 seconds
Global video hits: 54

Maamulka Galkacayo oo dhowaan la badaley dhowaan ayaa maalintii shalay xilka wareejiyey dhageyso xafladii xil wareejinta iyo wariyaha Radio Garowe oo ka soo waramaya.

Related: bosaso, ethiopia, galkacayo, puntland, somalia

galakcayo (cisbitaalka gacalayo oo ceel loo doday) galakcayo (cisbitaalka gacalayo oo ceel loo doday)
Posted by: badhtamaha

Video duration: 110 seconds
Global video hits: 148

waxaa waraysigan soo diyaariyey koronto oo ku sugan galkacayo waxaa iska kaashaday ETV iyo bartamaha.com waxaa ceel loo qoday cubitaalka guud ee magalada galkacayo

Related: badharamaha, bartamaha, galkacayo, puntland, somali, somaliland

Cadde Muse oo ka hadlay shidaalka June 15,2008 Cadde Muse oo ka hadlay shidaalka June 15,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 613 seconds
Global video hits: 675

Madaxweyne Cadde Muse oo wareysi siiyey Idaacada BBC-da isaga oo ku sugan Jabuti ayaa sheegey in dhibaato dhinaca amniga ah ka taagan tahay Puntland.
Cadde Muse ayaa sida uu horey u sheegey xusey in markii hore uu xoogga saarey dhaqaale raadis balse hadda u soo jeestey wax ka qabshada amniga.Xigasho.BBC

Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland

puntland state of somalia 2008 puntland state of somalia 2008
Posted by: harigle

Video duration: 222 seconds
Global video hits: 1331

daawo quruxda puntland, waxaa idin soo diyaariyay harigle

Related: bosaso, galkacayo, garowe, puntand, qardho, somalia

Wasiiru amniga PL oo ka warbixiyey xaalka Sanag July 12,2008 Wasiiru amniga PL oo ka warbixiyey xaalka Sanag July 12,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 468 seconds
Global video hits: 289

Kadib markii Somaliland si deg-deg ah uga baxdey Lasqorey waxaa RG arinkaas wax ka waydiiyey Jamac Xirsi.

Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland

Suldaan Garaase oo ka hadlaya Baaqa June 30,2008 Suldaan Garaase oo ka hadlaya Baaqa June 30,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 160 seconds
Global video hits: 1056

Suldaan Siciid Maxamad Garase oo kamid ah Isismada sida wayn looga yaqano MGPL ayaa Idaacada Radio Garowe uga waramey baaqii maalintii shalay [ June 30,2008] ka soo saareen mushkilada Puntland kaas oo lag iclaamiyey in shir looga tashanayo xaalada gobolka leysugu yimaado ayaa sheegey in xaalada maamul goboledka meesha ay ku sugan tahay kaliftey soo saarista qoraalkaan.Radio Garowe: Wariye Saalim

Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland

Shir jaraa\ Shir jaraa'id Barlamanka Puntland June 29,2008 Part 1
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 480 seconds
Global video hits: 275

Kaidb markii Barlamanka Puntland iyo Madaxweynaha is khilaafeen ayaa waxaa shalay shir jaraa'id qabtey mudane katirsan golha wakilada.

Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland

Wariye Ilyaas oo ka hadlaya qabsashada B/weyne June 27,2008 Wariye Ilyaas oo ka hadlaya qabsashada B/weyne June 27,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 319 seconds
Global video hits: 117

Xoogaaga Mucaaradka ku ah dowlada Fedraalka ayaa maanta barqadii la wareegay gacan ku hayntay B/weyne si nabad ah kadib markii saakay ay ka guureen ciidamada Ethiopia ahaa ee deganaa duledka magalada gaar ahaan Buurta Janto-Kundisho.Radio garowe

Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland

xadaanada caruurta ee mishkaat , bosaso puntland xadaanada caruurta ee mishkaat , bosaso puntland
Posted by: harigle

Video duration: 130 seconds
Global video hits: 374

xadaanada caruurta mishkaat waxay ku taala magaalada bosaso xaafada new bosaso.
xadaanada waxaa loogu tala galay carurta da'da yar yar oo aan waqtiga waxbarasho aan gaarin.

Related: bosaso, galkacayo, garowe, puntand, somalia, waxbarasho

PL oo lagu eedeeyay in hub kala timid Ethiopia 16/09/08 PL oo lagu eedeeyay in hub kala timid Ethiopia 16/09/08
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 348 seconds
Global video hits: 172

Shiikh Maxamuud Cali Nuur waxa uu ka mid yahay Maxkamadda Racfaanka ee Woqooyi Galkacayo ee MGPL isaga oo xaqiijiyey in hubkaan jiro islamarkaana xubno ka tirsan xukuumada Cadde doonayaan iney huriyaam colaado horleh oo ku wajahan Koonfurta Mudug iyo meelo kele oo ay Laascaanoodna ka mid tahay.RG

Related: ethiopia, garowe, puntland, somalia

Hayado calami ah oo gobolka mudug booqasho ku maraya Hayado calami ah oo gobolka mudug booqasho ku maraya
Posted by: badhtamaha

Video duration: 98 seconds
Global video hits: 396

waxaa boqasho ku barayay goblka mudug yahayd shinays ah oo rabtay in ay ka dhisto wado waxaa iska kaashaday warakan bartamaha iyo etv

Related: bartamaha, galkacayo, kenaya, puntaland, somali, somalia, somaliland

soo daweyn soo daweyn
Posted by: Farajar

Video duration: 346 seconds
Global video hits: 94

Gaadaale

Related: galkacayo

Duqa Eyl oo ka hadlay madax furshada June 25,2008 Duqa Eyl oo ka hadlay madax furshada June 25,2008
Posted by: GaroweOnline

Video duration: 349 seconds
Global video hits: 295

Sida uu Radio Garoowe u sheegay Guddoomiyaha degmada Eyl Cabdullaahi Saciid Ow-Yusuf, ayaa sheegey in burcad badeeda heysatay Markabka Holland laga leeyahay la siiyay Hal Milyan, Labo Boqol iyo Kontan Kun (1,250) oo Dollarka Mareykanka kuwaasi oo lacagta kula wareegay gudaha badweynta taas oo ah meel aan ka fogeyn xeebta Eyl, uuna markabka isla xalay ka shiraacday halkaas.

Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland

Page: 1