![]() |
GOLDOGOB Posted by: Mudug2006
Video duration: 396 seconds Global video hits: 11550 This is Video of Goldogob City in Mudug, Somalia. Galdogob is the second largest city in the Mudug region of Somalia. It lies approximately 12 kilometers southeast of the border with Ethiopia. Its population is about 120,000 people. Galdogob is a rapidly growing city. It has the largest hospital in central Somalia. It has a very reliable electricity and telecommunications sector. Related: africa, arab, east, galdogob, goldogob, hawd, islam, mudug, puntland, somali, somalia, somaliland |
![]() |
Duqa Gadagob oo hadlaya arrimo xasaasi ah-March 12,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 511 seconds Global video hits: 301 Waxaa jiray maalmahaan dambe warar sheegaya in degmada Galdogob dooneyso in ay ku dhawaaqdo gobol gooni ah oo ka madax banaan Mudug. Idaacada Radio Garowe oo wararkaan soo baxaya wax ka waydiisay duqa degmada Galdogob ayaa beeniyay in arrimahaan wax ka jiraan sheegeyna in ay ka dambeeyaan dad u dhashay Galdogob oo wadanka dibadiisa ka yimid. Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia |
![]() |
Cadde Muse oo ka hadlay shidaalka June 15,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 613 seconds Global video hits: 617 Madaxweyne Cadde Muse oo wareysi siiyey Idaacada BBC-da isaga oo ku sugan Jabuti ayaa sheegey in dhibaato dhinaca amniga ah ka taagan tahay Puntland. Cadde Muse ayaa sida uu horey u sheegey xusey in markii hore uu xoogga saarey dhaqaale raadis balse hadda u soo jeestey wax ka qabshada amniga.Xigasho.BBC Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Xikma Radio Galkacyo somalia Posted by: saciidnadaara
Video duration: 191 seconds Global video hits: 890 Waa idaacada quraanka kariimka ah ee xikma radio ee magaalooyinka Galkacyo,Bosaso,Garo owe,Galdogob.. IWM By:Saciid c/llaahi kulmiye nadaara saciidnadaara@hot mail.com Related: nadaara |
![]() |
Suldaan Garaase oo ka hadlaya Baaqa June 30,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 160 seconds Global video hits: 983 Suldaan Siciid Maxamad Garase oo kamid ah Isismada sida wayn looga yaqano MGPL ayaa Idaacada Radio Garowe uga waramey baaqii maalintii shalay [ June 30,2008] ka soo saareen mushkilada Puntland kaas oo lag iclaamiyey in shir looga tashanayo xaalada gobolka leysugu yimaado ayaa sheegey in xaalada maamul goboledka meesha ay ku sugan tahay kaliftey soo saarista qoraalkaan.Radio Garowe: Wariye Saalim Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Shir jaraa'id Barlamanka Puntland June 29,2008 Part 1 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 480 seconds Global video hits: 238 Kaidb markii Barlamanka Puntland iyo Madaxweynaha is khilaafeen ayaa waxaa shalay shir jaraa'id qabtey mudane katirsan golha wakilada. Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Wasiiru amniga PL oo ka warbixiyey xaalka Sanag July 12,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 468 seconds Global video hits: 267 Kadib markii Somaliland si deg-deg ah uga baxdey Lasqorey waxaa RG arinkaas wax ka waydiiyey Jamac Xirsi. Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Wariye Ilyaas oo ka hadlaya qabsashada B/weyne June 27,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 319 seconds Global video hits: 99 Xoogaaga Mucaaradka ku ah dowlada Fedraalka ayaa maanta barqadii la wareegay gacan ku hayntay B/weyne si nabad ah kadib markii saakay ay ka guureen ciidamada Ethiopia ahaa ee deganaa duledka magalada gaar ahaan Buurta Janto-Kundisho.Radio garowe Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland |
![]() |
Duqa Eyl oo ka hadlay madax furshada June 25,2008 Posted by: GaroweOnline
Video duration: 349 seconds Global video hits: 161 Sida uu Radio Garoowe u sheegay Guddoomiyaha degmada Eyl Cabdullaahi Saciid Ow-Yusuf, ayaa sheegey in burcad badeeda heysatay Markabka Holland laga leeyahay la siiyay Hal Milyan, Labo Boqol iyo Kontan Kun (1,250) oo Dollarka Mareykanka kuwaasi oo lacagta kula wareegay gudaha badweynta taas oo ah meel aan ka fogeyn xeebta Eyl, uuna markabka isla xalay ka shiraacday halkaas. Related: galdogob, galkacayo, mudug, puntland, somalia, somaliland |
| Page: 1 |









